We Will Be Back Soon!

Hayaankii Hilawga Arwaaxda

Hayaankii Hilawga Arwaaxda

Author :Cabdiweli F.Jaambiir

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 12.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ :332pages,

Summary

Cabdiweli Faarax Jaambiir buuggan oo taxanahaa ka soo jeeda wuxuu ku soo gudbinayaa, wixii uu la kulmay ee mujtamac ahaa ee kala duwanaa, ee kala dal ahaa, ee kala diin ahaa, ee kala dhaqan ahaa, ee kala macaamil ahaa, ee ku kala duwanaa siday u arkayeen dadka soomaalida ah ee yaacayay ee tahriibayay ee dhex marayay. Cabdiweli, wixii uu ka mutay tahriibkaa xanuunka leh iyo waaya aragnimadii uu ka dhaxlay ayuu ku soo gudbinayaa buuggan 'Hayaankii Hilowga Arwaaxda'. Ujeedada ugu muhiimsan ee uu ka lahaa inuu qormaana waxa weeye in uu dareensiiyo dhallinyarada soomaaliyeed, xanuunkaa uu soo arkay ee uu soo taabtay ee jidhkiisii ​​iyo maskaxdiisiiba raadka kaga tegay, island markaana uu uga digo oo aanay ku dhiisata e ay dhiiran q dhibtaa wabtaa

You May Also Like

We will relaunch our website in