Waxaa sharaf weyn ii ah in aan codkaygii wax badan ku beddelay. Intaasi waa intii aan awooday mana ah mid wax weyn ka beddeshay arrinta weyn ee haysata dadka ila midka ah kuwaas oo dhib badan kala kulma goobaha ay wax ku baranayaan iyo kuwa la midka ah. Waddan qurux badanna waxaa la heli karaa kolka bulshada dalka laga dhigo mid si siman u wada hesha adeegyada ay xaqa u leedahay" Maxamed Haldoor