We Will Be Back Soon!

Dhabar Adayg

Dhabar Adayg

Author :Ibraahim Aw-Xasan Waaberi

Category :Horumarinta Nafta

Desc :Somali General Reading

$ 7.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover 133 pages,

Summary

Horumar ma sameyn kartid shaqsi ahaan, shirkad ahaan, iyo dal ahaanba, haddii aanuu isbeddel togan iman; isbeddelkuna ma hawl yaraa, haddii aan fekerka wax iska beddelin, ficilna xigin; ficilkuna ma yeesho midha dhal waara, haddii aan lagu dhabar-adaygin. Markasta, oo aad is tidhaa wax cusub isku day, balwad jooji, ama caado cusub abuur, waxa aad dareemi xanuun iyo xasillooni la'aan; sababtoo ah, isbeddelku waa guurid aad ka guurayso xaalad, a guurayso xaalad kale. Qof kasta, ayaa u baahan isbeddel. Ma jiro qof odhan kara, anigu qimmaddii ayaan gaadhay dhan walba nolosha. Gaar ahaan, waxa u baahan, qof iska war qaba, kuna baraarugsan qaybaha noloshiisa, kolba meesha liidata iyo meesha kale

You May Also Like

We will relaunch our website in