We Will Be Back Soon!

Wabar

Wabar

Author :Turjumaadii: Jacfar Suldaan Yuusuf

Category :Somali

Desc :

$ 8.00

Instock

Details

Dhiganahan (buuggan) Wabar "The Prince" ee uu qoray qoraaga, diblomaasiga iyo siyaasiga aragtiyaha ku soo biiriyay hab-maamullada adduunka ee Niccolo Machiavelli, waxa uu ka mid yahay 100ka buug ee adduunka ugu saamaynta badan ee sooyaalka jiiraalkiisa leexiyay. Waxa uu xoogga saarayaa sidii uu siyaasigu u hanan lahaa xilka, ka dibna uu u adkaysan lahaa ee uu in laga faramaroojiyo uga hortagi lahaa, isaga oo keenaya talooyin iyo tusaalayaal taariikheed oo dhacay oo waaya-aragnimo ugu filan qof kasta oo siyaasadda u hanqal taagaya. Qofka buuggan fahmaa waxa uu si buuxda uga boganaya hadba sida ay siyaasadda adduunku u janjeedho, iyo cidda xilka haysaa waxa ay maaggan tahay, waxana uu noqonayaa gorfeeye siyaasadeed oo aan looga warramin waxa derbiyada madaxtooyooyinka gadaashooda ka dhacaya.

You May Also Like

We will relaunch our website in