We Will Be Back Soon!

Duni aan islaam jirin

Duni aan islaam jirin

Author :Turjumaadii: Cabdimajiid Aw Warfaa

Category :Somali

Desc :

$ 12.00

Instock

Details

Dhiganahan "Duni aan Islaam Jirin" waxaa qoray Mudane Garaaham E Fuular. Mudane Garaaham waa Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Golaha sirdoonka Qaranka ee CIA, sidoo kale waxa uu ahaa falanqeeya sare oo ku howl gala macadka arrimaha siyaasadda iyo istraatiijiyadda ee RAND. Haddana waa borofeysar xigeen ka dhiga Taariikhda jaamacadda Simon Eraser ee dalk Kanada (Canada). Waa qoraaga buuggaag dhawr ah. Ku dhawaad 250 sano ayuu ku noolaa kana soo shaqeeyay bariga dhexe.

You May Also Like

We will relaunch our website in