We Will Be Back Soon!

Mahadhooyinkii SNM

Mahadhooyinkii SNM

Author :Cali Cabdi Coomay

Category :Taariikh

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 148pages

Summary

Maxamed Cilmi Galaan wuxuu hore u diyaariyey qorshe ay ciidanka SNM ku soo galaan gudaha Waqooyiga Soomaaliya. Wuxuu fikirka shaxda diyaariyey sannadkii 1982, balse wax qoraal ah muu gelin ee isaga oo qorshaha shaxda maskaxda ku haya ayuu ka soo goostay taliskii Maxamed Siyaad Barre. Markii uu u soo gudbay dhinaca SNM ayuu u bandhigay saraakiil SNM ah, balse lamay qaadan oo dib ayay uga istaageen, waayo 90% waa guul darro, 10% waa lagu guulaysan karaa. Sidoo kale haddii aad weerar tahay waa in ciidanka aad weerarayso aad ka badan tahay saddex goor. Qofka keliya ee qorshahan la qaatay waxa uu ahaa Ibraahin Dhegaweyne, ka dib sannadkii 1985 ayuu Aadan-Shiine u yeedhay Maxamed Cilmi oo jooga Diridhaba, waxa aanu ku yidhi saraakiishii SNM iyo golihii dhexe waanu dhannahay ee kagalya digialisagudayoru sharrax. Cabbaaro 3:00 ilaa 5:00 galabnimo ayuu Maxamed Cilmi ugu sharraxay saraakiishii SNM oo shirka ku lahaa Diridhaba. Qaabkii Shaxdu Ahayd. Kaartadii waxa ay noqonaysaa sidan: = Burco waxa gelaya 1500 askari, oo weerari doona taliska ciidammada oo uu ugu horreeyo taliska gaaska saddexaad = Hargeysa waxa gelaya 1,500 oo askari oo weerari doona taliska qaybta iyo madaarka Hargeysa

You May Also Like

We will relaunch our website in