We Will Be Back Soon!

Dhaqan iyo Dhaxal Eray

Dhaqan iyo Dhaxal Eray

Author :Abwaan Maxamed Xasan Cige

Category :Suugaan

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 148pages

Summary

Sheekada dhiganaha magaciisu yahay DHAQAN & DHAXAL EREY' waxay ku urursan tahay in Soomaalidu ay lahayd; dhaqan, gobonimo, geesinimo iyo adkaysi ku dhisan wax-dhaqashada iyo ku noolaanshaha dhulkooda oo si xor ah ugu noolayd, markaana island ay uga wada dhexayn jirtay is-dhexgalka, marti-soorka iyo hoyaatinka wanaagsan ee soo dhawaynta leh, diin oohaana dhisan adag diinta Islaamka, iyadoo Af-soomaaliga ay ku hadashana ay si walba isugu af-taqaanay

You May Also Like

We will relaunch our website in