Waa buug daahfuray cilmi afeed ku cusub saaxada af Soomaaliga. Intooda badan, af-aqoolladu waxay diiradda saaraan suugaanta iyo murtida afeed ee ay luqaddu leedahay, balse buuggani wuxuu u beyray doc aan weli la sahmin oo ah isirka afka iyo xididka uu salka ku hayo ee ay erayadiisu ka soo askunmeen. Aad ayuu ugu mahadsan yahay qoraagu.