We Will Be Back Soon!

Mahadho

Mahadho

Author :Cabdiraxmaan C.Faarax'Guri Barwaaqo'

Category :Suugaan

Desc :Somali General Reading

$ 15.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ :383pages,

Summary

Buuggan la magac baxay Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaarriye' ee uu qoray Cabdiraxmaan Faarax 'Barwaaqo' wax weyn ayuu ka tari doonaa sidii loo hakin lahaa halista ku soo socota af Soomaaliga. Markii aan akhriyey miisaanka suugaanta Gaarriye, gabayadiisa, iyo faah-faahinta goraha buugga, waxaaba markii ugu horreysey igu soo dhacday in aan baran karo sida loo gabyo oo aan weliba gabayaa noqon karo. Waxa aan filayaa in akhristayaasha buuggani ay iiga markhaatiniqi doonaan dareenkaas. Aad baan ugu mahadinayaa Cabdiraxmaan 'Barwaaqo' qoridda buuggan faa'iidada badan léh."

You May Also Like

We will relaunch our website in