Buuggu wuxu si kooban u baadigoobayaa sooyaalkii kacdoonkan curiyey, iyo waayo nololeedkii ay dhalinyaradani ku hanaqaaddey. Muuqaal dareen huwan ayuu kaa siinayaa daruufihii adkaa ee hor yaalley dhallintan iyo dadweynahaba, iyo sidii ay uga falceliyeen