We Will Be Back Soon!

Hanuun Kaabe

Hanuun Kaabe

Author :Mahad Faysal Cabdi()

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover 144 pages,

Summary

Cadaawada uu shaydaanku u hayo ilma Aadam waxay dib ugu noqonaysaa ama bilowgeedu ahaa abiurkii Nebbi Aadam (cs) iyo dhab ahaantii ka hor abuurka Aadam (cs). Waxa aynu ognahay in inta aanu Alle (swt) abuurin Bani-aadamka ay jinku hore u jireen waayo jinka waxa la abuuray kahor inagga, jiritaanka jinka ama abuurkoodii waxay aqoonyahanadda islaamku ku sheegeen inuu aad uga horeeyay abuurkeenii, laga yaaba sano xumananii yaaba kahor abuurka Bani-aadamka alle ayaa innooga aqoon badane. Waxa adoomaha jinka dhexdooda ahaaday adoon lagu magacabo(casasiil), kaas oo aad iyo aad u cibaado badnaa, waxana uu cibaado badnaantiisii ​​ku gaadhay heer uu noole ka gaadho illaahey agtiisa, waxaana Eebbe (swt) kor ugu qaaday oo uu ku abaaliyey inu oo uu la noolaado Malaa'igta, sidoo kalena uu alle halkan kula caabuda ahlu-samawatka

You May Also Like

We will relaunch our website in