We Will Be Back Soon!

Aqoondhaadhi

Aqoondhaadhi

Author :Khadiir M.Qawdhame

Category :Taariikh Nololeed

Desc :Somali General Reading

$ 5.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover133 pages,

Summary

Buugga Aqoondhaadhi oo halkudhiggiisu yahay sooyaalka bare sare Cabdillaahi Muuse Qaalib, waxa uu si kooban u soo bandhigayaa taariikhda bare Cabdillaahi Muuse Qaalib Furre; yagleelidda iyo sooyaalka dugsiga sare ee abu Hurayra oo ka mid ah dugsiyada ugu waxtarka badan dhanka aqoonta ee ku yaal magaalada Hargaysa. Waxa aynu isna ku dhex milicsan doonnaa gudaha buugga aasaaska dugsigii Sheekh Baraawe oo intii u dhaxaysay 1995 ilaa 2008 miisaan weyn ku lahaa waxbarashada dalka iyo tayaynteeda

You May Also Like

We will relaunch our website in