We Will Be Back Soon!

Maalinka Mid ah Maalimihii Nebi Muxamed-NNKH

Maalinka Mid ah Maalimihii Nebi Muxamed-NNKH

Author :Farxaan Aadan Haybe

Category :Diin

Desc :Somali General Reading

$ 9.10

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 125pages

Summary

Waxaa aynnu kitaabkan ku eegaynaa shaqadii nebigu SCW qaban jiray ee maalin- laha ahayd innaga oo saacad saacad u eegi doonna. Si aan uga faa'iidaysanno qiimaha noloshiisa oo ahayd calaamad iyo badhaadhe Ilaahay u soo saaray bini-aadamka. Waxa aan eegi doonnaa noloshiisa caadiga ah siday ahayd iyo masuuliyadda Ilaahay saaray, oo ah gaadhsiinta dadka diinta Ilaahay in aan Allaah kale jirin Ilaahay keligiis mooyee, muxamedna yahay rasuulkiisii. Nebigu SCW waqtigiisa waxaa uu ku isticmaali jiray ayaynnu eegi doonnaa, si aan uga helno aqoon innaga oo barbar dhigayna qof kasta. Taas oo kordhin doonta dib-u-eegis bal sida uu waqtigiisa u maamulo iyo faraqa dhaqan ee u dhexeeya isaga iyo nebi Muxamed SCW. Nebiga SCW waxaa la socday oo wax ka baran jiray asxaabta oo dhan iyagoo qorayay, xifdiyay, kagana dayan jiray ficilladiisa oo dhan. Sababtaas ayay indhaha dadka oo dhammi meel kasta ha joogee ula socdeen. Ma jirin wax gidaarro ah oo qarrinayay noloshiisa u gaarka ah ee gurgiisa. Qalbiyada asxaabtiisa iyo indhahooduba sidaas ayay ula socdeen iyagoo jecel isna uu jeclaa la jirkooda iyo la joogoodaba. Nebi Muxamed SCW waxaa uu ilaalin jiray sidoo kalena ka faa'iidaysan jiray daqiiqad kasta oo waqtigiisa ka mida. Waxaana uu aaminsanaa in daqiiqad kasta waxa dhexdeeda la sameeyo la iska xisaabin doono sababtaas awgeedna ujeeddo macno leh looga faa'iidaysto. Kitaabkan waxa aan ku milicsan doonnaa waayaha nololeed ee nebigeennii Muxamed N.N.K.H.A innaga oo wax ka baranayna meel kasta oo uu joogo; masaajidka, guriga. Waxaa aynnu arki doonnaa isagoo hurda iyo isagoo soo jeeda oo shaqo adag ku jira. Waxaa aynnu soo dhex mari doonnaa waxyaalo

You May Also Like

We will relaunch our website in