We Will Be Back Soon!

Lama Dego

Lama Dego

Author :Xasan Ismaaciil Yuusuf

Category :Taariikh Nololeed

Desc :Somali General Reading

$ 14.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover 209 pages,

Summary

Ma fududa in waaya-aragnimo nololeed dheer oo qof leeyahay dham-maanteed qoraal xusuuseed kooban lagu wada idleeyo. Waxaa iyaduna adag go'aansiga inta laga xusayo ama laga tegayo xusuustaa qofka jiritaankiisa nololeed iyo waxqabadkiisuba ku salaysanyihiin. Hase ahaatee, waxaa jiraa qaybo aad uga dhex muuqda saamayn wayn iyo summadna ku yeesha qofkaa, kuwaa oo aanay sinaba suuragal ahayn in laga tago marka ugu dambayn la qorayo. Buuggan, LAMA-DEGO, waa buugii The Journey of My Life: Serving My People with Pride and Dignity oo af Soomaali loo rogay. Waxaa uu si toos ah u iftiiminayaa, sida dhabta ah. in qofku inta uu noolyahay oo dhan ay la soo gudboo- naadaan dhacdooyin nololeed oo marka ay ururaan sameeyaa mucda waaya-aragnimo iyo adduun-arag ee qofkaa. Muhimmadduse ma aha dhacdooyinka e waa saamaynta ay qofkaa jirtitaankiisa ku yeesheen noloshiisana dhan ugu duween

You May Also Like

We will relaunch our website in