We Will Be Back Soon!

Dhaqaalaha Jamhuuriyadda

Dhaqaalaha Jamhuuriyadda

Author :Muxumed Maxamed Muxumed(Khadar)

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ :182pages, ISBN: 9781639441150

Summary

Buuggani inta uu akhris guud oo qof waliba akhriyi karo yahay waxa ka badan inta uu buug cilmiyeed yahay. Sababtaas darteed ayaan ugu talagalay in jaamacadaha lagu akhriyo, oo ardayda iyo barayaasha kuliyadaha dhaqaalaha uu tixraac u noqdo. Buuggan waxa aan si gaar ah ugu talagalay ardayda dhaqaalaha barata ee dhaqaalaha Maraykanka iyo dunida kale lagu dhego-barjeeyay, koodana aan lala soo hadal qaadin. Waxa aan rabaa in godkii aan ku dhacay aanay iyana ku dhicin ee ugu yaraan helaan tixraac afkooda ku qoran, dhaqaalahoodiina darsaya. Barayaasha laftoodu dhibta waa ay la qabaan ardayda oo dhaqaalahooda ma baadhaan, mana akhriyaan, iskumana dayaan in ay ardayda la wadaagaan tusaalayaal noloshooda la xidhiidha

You May Also Like

We will relaunch our website in