We Will Be Back Soon!

Ganacsiga Caalamiga

Ganacsiga Caalamiga

Author :Cabdisalaam Siciid Garawaan

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 12.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover273 pages, ISBN: 9781639441167

Summary

Buuggan "Ganacsiga Caalamiga ah" waa kii ugu horreeyey ee ku qoran Af Soomaali inta aan ka war-qabo. Isirka Soomaalida waxaa lagu tiriyaa dadka ugu firfircoon dhanka dhaqdhaqaaqa ganacsiga. Waxaa aad u badan Soomaali ganacsiyo ku saleysan soo-dejin (imports) iyo dhoofin (exports) ku leh ama uga furan yihiin meelo badan oo adduunka ah, sida Afrika, Aasiya iyo Bariga Dhexe. Sidaa darteed, buuggani waa mid loogu talo galay cid kasta oo dadkaa ka mid ah ama danaynaysa in ay ka bilowdo gacansi ku saleysan soo-dejin iyo badeeco. Wuxuu kale oo anfacayaa ardeyda dugsiyada iyo jaamacadaha wax ka barta, gaar ahaan kulliyadaha ganacsiga iyo dhaqaalaha iwm; sarriflayaa-sha iyo bangiyada, kaargooyinka, iyo weliba xawilaadlayaasha, iyo cid kasta oo daneyneysa in ay wax ka fahanto dhoofinta iyo soo-dejinta badeecadaha iyo waxa looga baahan yahay. Macluumaadka buuggan waxaa laga soo ururiyey aqoonta lagu dhigo jaamacadaha iyo maxadyada sare oo lagu darey khibradda iyo aqoonta qoraagu u leeyahay ganacsiyada caalamiga ah

You May Also Like

We will relaunch our website in