We Will Be Back Soon!

Abaal Raaga Ragbaa Leh

Abaal Raaga Ragbaa Leh

Author :Cabdiraxmaan C.Faarax'Guri Barwaaqo'

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ :224pages, ISBN: 9781638480846

Summary

Waxaa muuqata in aqoonyahan Goorgi Kaabjitis uu waqti badan u huray barashada afka iyo suugaanta Soomaaliyeed, islamarkaana uu Soomaalida u dhiteeyey wax dhaxalgal ah. Wuxuu ururiyay oo baadhay lix kun (6000) oo maahmaahood. U malayn maayo in cid isaga ka hor awooddey in ay ururiso ama qabato hawl sidaa u mug weyn una cilmiyaysan. Waxa uu sidoo kale Goorgi ku ammaananyahay in uu ururiyey, buuggana ku jira, in ka badan laba boqol oo erey oo Soomaalidu, iyadoon aqoonin saacad iwm, ay u adeegsan jirtey abla-ablaynta xilliga, kuwaas oo maanta degaannada qaar uun laga yaqaan

You May Also Like

We will relaunch our website in