We Will Be Back Soon!

Muxamed Al Faatix

Muxamed Al Faatix

Author :Kamaal Marjaan

Category :Taariikh Nololeed

Desc :Somali General Reading

$ 8.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 195pages, ISBN: 9798768179816

Summary

Inkasta oo uu buuggani xambaarsanyahay sooyaal Lummadeed oo diinta iyo diintuba ay Soomaalida ku xidhayaan, haddana aragtiyaha siyaasadeed iyo fahamka xidhiidhada caalamiga ah ee lagu kala duwan yahay awgeed, waxa ay yeelan kartaa dhinacyo badan oo laga eego. Aniga oo arrintaas maanka ku haya waxa aan ka afeefanayaa in buuggani aanu ahayn wakiil siyaasadeed Boalid ama aanu xambaarsanayn aragtiyo gaar ahaaneed oo qofaf.

You May Also Like

We will relaunch our website in