We Will Be Back Soon!

Siyaasadii Gumaysiga

Siyaasadii Gumaysiga

Author :Saalax Cawed Cali

Category :Taariikh

Desc :Somali General Reading

$ 7.50

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ :244pages,

Summary

Waxaan akhriyay buugga "Siyaasaddii gumaysiga - Ceebaha diimeed ee siyaasadda Soomalida" ee uu ururiyey Saalax Cawed Cali. Qoraagu wuxuu kaga hadlayaa buuggiisa guud ahaan arrimaha Siyaasadda, isaga oo ku ifinaya aragtida Islaamka. Wuxuu kaloo buuggu qancinayaa dadka qawadey kaalinta siyaasadda islaamka, iyaga oo ku dagmay aragtiyo soo-galooti ah oo la soo waaridey, kuwaas oo qaarkood caqli iyo falsafad ku caalaqayaan kaalinta siyaasadeed ee shareecada. Dhanka kale buugani wuxuu dhiirri-gelin iyo dhabar-adkayn u yahay dadka ku qanacsan siyaasadda islaamka ee ay ka muuqato quus ama ay ka qasan tahay qaabkii loo taagi lahaa dawlad casri ah oo ku shaqaynaysa qiyamka shareecada islaamka

You May Also Like

We will relaunch our website in