We Will Be Back Soon!

Yaa Qaatay Burcadkaygii

Yaa Qaatay Burcadkaygii

Author :Nasrudiin Maxamed Axmed

Category :Horumarinta Nafta

Desc :Somali General Reading

$ 6.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover 104 pages,

Summary

Isbeddelku waa wax dhaca, weligiina dhacaya oo aan sinnaba looga fursan karin. Dad badan ayuu welwel iyo baqdin ku abuuraa. Balse, maadaama isbeddelku yahay wax dhab ah, runta in laga weecweecdo marna ma habboona. Innaga oo aan doonayn, diyaar na u ahayn ayuu isbeddelku dhacaa, lamana yaqaan siduu noqonayo iyo saamaynta uu inagu yeelan doono midna. Waxa berri iyo saaddambe dhici doona lama ogaan karo oo xikmad baa ku jirta in la inaga qariyey; si aynnaan welwel ugu noolaan. Isbeddelku nafta oo keliya kuma dhaco ee nolosha nagu hareeraysan oo dhan ayuu ku dhacaa. Noloshu waa waddo aad ku socoto haddana aadan arkayn, kuu caddayn oo qahar iyo qodxo badan leh. Qof walba oo innaga mid ah, wuxuu leeyahay nolol u gaar ah, qofkuna isaga ayaa qorshaysta noloshiisu sida ay noqon doonto, waana mid ka mid ah casharrada laga baranayo Sheekadan

You May Also Like

We will relaunch our website in