Waa buug aan aaminsanahay kuna qanacsanahay in qof kasta oo leh han, hammi, himilo, hiigsi iyo hadaf kaas oo akhriya fahmana buuggan ALLAHNA (swt) talo saarta uu ku guulaysandoono himiladiisa iyo riyadiisa (haddii allaha awoodda lihi idmo). Waa buug aan aaminsanahay kuna qanacsanahay in qof kasta oo akhriya da'da uu doono ha ahaadee in dhabanka iyo gacantu ay in badan isku daali doonaan, iskuna sawirmi doonaan