We Will Be Back Soon!

Wariye

Wariye

Author :Sakiye Xuseen

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 12.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 182pages

Summary

Buuggani waxa uu soo bandhigayaa aqoon lagama maarmaan u ah qofka ah ama doonaya inuu WARIYE noqdo, wuxuna qaadaadhigayaa mowduucyo ay ka mid yihiin: Warbaahinta wargaysyada iyo waxyaabaha lagu faafiyo, aids warka, waraysiga iyo maqaalka, iyada oo hab faahfaahsan loo sharraxayo xeerarka u yaal arrimahaas iyo tabaha loo diyaariyo. • Warbaahinta maqalka iyo muuqaalka ah, mudnaan gaar ahna waxa uu siinayaa wararka telefishanka, warbixin dibadeedda (news field report) iyo waraysiga. Warbaahinta internetka, oo wuxu si gaar ah u falanqaynayaa wargaysyada internetka (online journalism) iyo baraha bulshada. Buuggani waxa uu xanbaarsan yahay casharro loo diyaariyay hab cilmiyaysan, lagoon ladhay tusaalooyin iyo laylisyo

You May Also Like

We will relaunch our website in