We Will Be Back Soon!

Faraadin

Faraadin

Author :Samsam Jaamac Muxumed

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 6.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 72pages

Summary

Buuggan FARAADIN waxa uu ka kooban yahay xogo xidhmoo- yin ah, oo ku saabsan ku-tidhi-ku-teenka caafimaad ee bulsha- deenna dhibta weyn ku haya marka ay xaalado caafimaad darro la soo darsaan, waxaana uu buuggu soo bandhigayaa caddaymo aqoonta kuafimaad salaysan oo innaga qancin kara aaminaadahan. Buuggu waxa uu shaaca ka qaadayaa aami- naado aan sal iyo raad lahayn oo in badan ay ku dhaqmayeen qaar ka mida ah bulshadeennu. Buuggan FARAADIN waxa sida oo kale ku jira talooyin caafimaad iyo digniino ka yimi khubarada caafimaadka iyo hay'adaha arrimaha caafimaadka ka shaqeeya ee adduunka, ta-looyinkaas iyo digniinahaas oo isugu jira ka hortag, feejignaan iyo daweynba. Ku-tidhi-ku-teenka caafimaadku waa halis wayn oo bulshadeen- na hadhaysay bukaan badan baa marka lagu tijaabiyo aaminaada- haas dhibaatooyin caafimaad la kulma sida in dhaawacyo jid-heed iyo qaar maskaxeed soo gaadhaan, in xanuunkii ku sii kordhon, in la kari waayo marka dambe loved ay wakhti dheer qaadato in laga daweeyo saamayntil ku-tidhi-ku-teenku ku keenay. Intaa waxa dheer in dhimasho ay keeni karaan aaminaadahaasi oo ay nafo galaafteen

You May Also Like

We will relaunch our website in