We Will Be Back Soon!

Hadimooyinka Qaadka

Hadimooyinka Qaadka

Author :Maxamed Cabdi Da'ud

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 4.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 127pages

Summary

Is ma laha buuggani sida uu u kooban yahay iyo arrimaha uu u babac-dhigay, ee ku saabsan taariikhda qaadka, kiimikadiisa, sida uu qaadku ula falgalo jidhka iyo maskaxdaba, is barbar dhigga qaadka iyo maandooriyayaasha kale, raadeynta qaadka ee iyo dhaqaheed uugueed dambeyntii qaadka iyo shareecadda. Arrimahaas aan xusnay 00 si fudud aan loo geli Karin, ayaa waxaa ka hor yimid af-Soomaaligii oo akhriskiisii Geedka Qadka Amphetamine Geedka Sigaarka weli gaabis yahay. Xaasilkiina waxa uu noqday in aan buuggan ka ilaaliyo hadal soo noqnoqda iyo weedho aan aheyn rasiin, si uu u noqdo nid macno leh oo mug yar. Qaab ahaan waxa uu u yaalaa sidii silsilad o0 kale, oo hadalka dambe ka hore ayuu ku xidhan yahay. Mana filayo inuu u dabacsanaan doono qofka boodbooda ama bartamaha kaga dhaca, ee aan saani

You May Also Like

We will relaunch our website in