We Will Be Back Soon!

Hayaanka Nolosha & Himilada

Hayaanka Nolosha & Himilada

Author :Shucayb Cabdiraxmaan Jibril

Category :Mawduuc Guud

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover 199 pages,

Summary

Buuggan la magac baxay Hayaanka Nolosha iyo Himilada Guusha waa mid ku salaysan cilmi-baadhisyo laga sameeyay nolosha bulshooyinka aduunka iyo buugta laga qoray Nolosha- guusheeda iyo maaraynteeda. Sidaa awgeed waxa aan ka afeef dhiganayaa buug marka la qorayo run ahaantii waa mid mugiisa iyo milgihiisa u baahan. Waajib ma aha in dadku dhamaan aqbalo waxa aad qorto, laakiin waxa waajib ah in waxa aad qortay uu yahay wax xaqiiqda ku dhisan oo sal, raad iyo tixraac leh

You May Also Like

We will relaunch our website in