We Will Be Back Soon!

Maandeeq

Maandeeq

Author :Eng Ismaciil Saxardiid Maxamuud

Category :Suugaan

Desc :Somali General Reading

$ 12.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎250pages

Summary

Saxardiid Maxamuud Cilmi Jebiye (AHUN), wuxu caalamka fanka ku jiray illaa bilihii ugu dambeeyay ee nolashiisa. Sannadkaa uu curinta bilaabay ee 1948kii illaa maantadan aan joogno ee 2018ka waxa u dhexeeya 70 sannadood. Intaas iyo inta cimrigiisa ka hadhay ayuu Saxardiid ku jiray caalamka curinta iyo hal-abuurka. Waxaan aamminsanaa in aanay jirin cid horyaalnimadaa kula tartami kartaa. 26 Juun 1960 habeenkaa sharfanaa ee ay Soomaaliland hantiday gobonnimadeedii ay ka qaadatay maxmiyaddii Ingiriiska wuxuu ku lahaa heestii caanka baxday ee illaa hadda aynu joogno laga xiiso-goyn la yahay ee: Ma gowdoo candhadii gollaha marisee

You May Also Like

We will relaunch our website in