Maqaalladan yaryar ee kooban akhriskoodu fududyahay, se nuxurkoodu cufanyahay oo culays badanyahyay waxa aan isku dayay in aan dadka ku baro dhawr ka mida haldoorkii muslinka qarnigi labaatanaad, daahana kaga faydo wax ka mida midhihii fikir iyo miidkii noloshoodii gaarka ahayd.