Buuggan waxa lagu soo ururiyay fatwada Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir. Waxa uu ka kooban yahay diiwaanku sagaal abbaarood (mawduuc) oo waaweyn, taas oo uu qoraagu u habeeyay oo uu su'aal kasta mawduuca ay la xidhiidho ku qoray, si ay ugu fududaato qofka raba inuu akhriyo ama inuu baadho mawduuc ka midada ah i mawduucy su'aalaha Sheekhu ka fatwooday