We Will Be Back Soon!

Haldoorka Diiwaanka Jacaylka

Haldoorka Diiwaanka Jacaylka

Author :Abwaan Maxamed Cabdiqaadir

Category :Qoyska

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover 324 pages,

Summary

Diiwaanka Jacaylka Haldoor ee maansooyinka Abwaan Maxamed Cabdiqaadir (Stanza) waa qorane kulansaday qaayo tixeed iyo qiimo tiraabeed taabbogal ah. Waa dhigane ashqaraar iyo ammakaag leh ayna ku urursan yihiin 80 maanso oo kala jaad iyo jidad ah, kuwaas oo ku aslan aqoon miisaaman, ilbaxonym miiggan, asuluub qoraal milgan iyo afshaxannimo murtiyeysan. Waa dhigane uu Abwaan Stanza dhan walba ka dhaabay, ka dhidbay, ka dhababay kana dheellitiray dhismaha suugaanta Soomaaliga, sidoo kalana uu ka dhawray dhaawac iyo dheellin qaafiyadeed. Haldoor waa buug wax-ku-ool ah, u hiiliyey Af Soomaaliga, maahmaahyo cusubna ood-qaaday

You May Also Like

We will relaunch our website in