We Will Be Back Soon!

SALLAANKA SHAQADA

SALLAANKA SHAQADA

Author :Cabdinaasir Xasan awnuur

Category :Horumarinta Nafta

Desc :Somali General Reading

$ 7.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎120pages

Summary

Sababta aan udoortay inaan mawduucan wax ka qoraa waa maadaama aan aad iyo aad uga dharagsanahay in dhalinyaradu ka qalin jabisay jaamacadaha iyo ku hada ku jiraaba ay ubaahan ylin buug unoqda tuse kuna toosiya jidka saxda ah ee loo maro shaqo raadinta iyo talaabooyinka wanaagsan eeka qayb qaadan kara shaqo helida hadii ay tahay waano ama tilmaan iyo dardaaran intaba. Aniga oo og in fursadaha shaqo ee jira iyo dhalinyarada shaqo raadiska ah ee marba marka kadanbeeya sil kordhaayaa ay aad ukala duwan yiin oo farqi wayn udhaxeeyo, waxaana aad ubadan shaqo doonka aan wax shaqo ah hayn. Sida awgeed waaxaan hubaal ah in qofka dhalinyarada ah ee wax bartay hadana shaqo raadiska ahi marka uu qaato tilmaamaha la siinaayo dadaalna ku daro in uu ku guulaysan doono dadaalkiisa shaqo raadineed inshaa allaah Buugan oo aan rajaynaayo in uu anfici doono qofkasta oo shaqo raadis ah oo akhirsta qaadana jidka uu utilmaamaayo si'uu guul uga gaadho halganka shaqo doon ee uu ku jiro

You May Also Like

We will relaunch our website in