buuggani waxaa uu koobsanayaa qabyaaladda iyo waxyaabaha la xidhiidha ee ka jira geyiga Soomaalidu degto, taas oo aan ku koobneyn gobol, maamul goboleed iyo dal, maadaama Soomaalidu deggan tahay deegaan weynaha Geeska Afirka, kana tirsan tahay dalal kala duwan