Buugga "Hordhac ku saabsan dhinta ka barda badhtamaha Soomaalilaand" wara uu gudbinayaa hordhac la xidhiidha qaar ka mid ah dhirta caanka ah ee xero-dhaladka ah iyo qaar ku soo biiray geyiga Soomaalilaand. Waxa kale oo ku gudo jira rog guudmar ah oo la xidhiidha deegaanno dhireedka kala duwan. Warana lagu daba cidhbiyay muuqaallo dhireed laga soo qaaday dhulka reebaha ah, Buuraleyda Golis, iyo Oogada. Buuggan waxa loogu talo galay akhristaha caadiga ah; waxana aad loo yareeyay erayada farsamo, waxana lagu ladhay tuse (glossary)