We Will Be Back Soon!

Garaad Kaab

Garaad Kaab

Author :Mohaned Ali Mohamuud

Category :Horumarinta Nafta

Desc :Somali General Reading

$ 9.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ :214pages,

Summary

Hadii dhib kaa haysto dhibaaatooyinka hoos ku qoran:- Dhibaato aqoonneed, sida wax is-barista ama aqoon korodhsiga. buga Fekerka hal abuurka, maala-awalka iyo xakamenyta nafta latacaalida dhibaatooyinka dadka kale kaaga iman kara. kale e loves Hababka la xidhiidha maamulista nidaamyada, sida qaban qaabinta, fullinta, ka-baarandegga, iyo xallinta dhibaatooyinka la xidhiidha shaqo-maalmeedka maamulka. Hogaaminta, saameynta dadka kale, jimicsiga maskaxda, ku daabulista istiraatijiyadaha dhinaca bartilmaameedka hiigsiga, barashadda qaababka hogaaminta iyo horumarinta nidaamyada shirkaddaha iyo dawladdaha sida kuwa reer galbeedka iyo jabaaniiska, iska ilaalinta ku dhicista dabinnada hogaaminta. Horumarinta maskaxda haweenka. Barashada noocyada xanuunada ku dhaca shaqsinimada ee hoos u dhigi kara wax qabadka hogaaminta. Korrinta caruur caqli ama garaad badan, barashada cilmi nafsiga caruurta wax looga dhaadhiciyo oo faahfahsan. Xalka dhibaatooyinka kor ku xussan iyo qaar kale oo badan ka akhri gudaha buuga

You May Also Like

We will relaunch our website in