We Will Be Back Soon!

Tarbiyadayanta Uur-Jiifka

Tarbiyadayanta Uur-Jiifka

Author :Fahiima Mawliid Muuse

Category :Qoyska

Desc :Somali General Reading

$ 5.00

Outstock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎

Summary

Waalid kaste waxa uu iswayddiiyaa wakhtiga u munaasibsan ay tahay in bilaabo ee uu tarbiyadaynta carruurtiisa. Kadib wuu fikiraa waxaanu wayddiiya dadka uu ku tuhmayo in ay cilmi loves khibrad u leedahay. Qaarkood waxa ay ku odhanayaan wax ay bilaabmaysaa marka salaadda la barayo; waa marku toddoba jir gaadhee. Qaarkoodna wax ay kuu fatwonayaan marka naas-nuujinta laga jaro oo ah laba jir, mid kaste oo uu wayddiiyaaba af boo... Cabsasho ayaa galaysa qofkii ilmaha ka mas'uulka ahaa, laba daran kala dooro ayay ku noqonaysaa; in uu dib u dhac ku yimaaddo tarbiyadayntii oo mar uu ilmihi waxyaabo badan la qabsaday oo isbaddalku ku adag yahay ay noqoto,... Si kastaba ha ahaate waxa aynnu odhan karnaa tarbiyaddu waa bad-weyn, heer kasta oo ilmuhu ku sugan yahayna wax ay leedahay nooc u gaar ah, oo heerarka kale la wadaagayn

You May Also Like

We will relaunch our website in