We Will Be Back Soon!

Sooyaalka Fanka & Hobollada Dj

Sooyaalka Fanka & Hobollada Dj

Author :Cabdalla Xaji Cismaan

Category :Suugaan

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎251pages

Summary

Ummad walba oo dunidan ku nooli waxay leedahay Fan u gaar ah oo ay kaga duwan tahay dadyawga kale, waayo? Dhaqankeeda iyo nolosheeda dhabta ah baa laga dheehdaa. Fanku waa muraayad laga daalacdo quruxda ummad meel wada deggan oo af, dhaqan iyo hidde wadaagta iyo bulshadaa xadaaraddeedii. Fanku horumarinta afka iyo kobcintiisana qayb weyn buu ka qaataa. Kol haddii Fanku ku jiro kaalintaa mugga leh waxa ila habboonaatay inaan wax ka qoro sooyaalkii Fanka Jabuuti. Buuggan cinwaankiisu yahay Sooyaalka Fanka Iyo Hooballada Jabuuti baan ku soo ururiyey oo aad ka heli doontaa sidii uu ku bilaabmay Fanka casriga ah ee Jabuuti, waxa intaa dheer oo uu xambaarsan yahay buuggu, sooyaalkii iyo sidii ay ku soo galeen fanka ugu yaraan soddon Hoballo caan ahaa oo rag iyo dumarba leh dhammaantoodna saamayn wayn ku lahaa horowmarinta Fanka Jabuuti

You May Also Like

We will relaunch our website in