We Will Be Back Soon!

Quruxdaadu Madbakhay Taallaa

Quruxdaadu Madbakhay Taallaa

Author :Muuna Yuusuf C/laahi

Category :Qoyska

Desc :Somali General Reading

$ 8.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 143pages

Summary

Buugan yoolalkiisa ugu weyn waa tilmaamida faa'iidooyinka iyo muhiimada ay leedahay isticmaalka abuurka dabeeciga si loo qurxiyo ama loo daryeelo maqaarka iyo jidhka korna loo qaado caafimaadka jidhka iyadoon la adeegsanayn wax kimikal ah si looga hortago dhibaatooyinka halista ee ka yimaada isticmaalka kimikada. Buugaani waxa kale oo muujinayaa xidhiidhka ka dhaxeeya quruxda iyo caafimaadka, waayo jidhka caafimaadka qaba ayaa quruxna yeesha

You May Also Like

We will relaunch our website in