Buuggani waa hage. Hordhaca, sheekooyinka dhexe ee dad aad isku degel iyo duruuf tihiin laga qoray iyo gebagebaduba waxa ay isu haystaan habka ugu fudud ee rejo laguugu abuuri karo. Intii aan akhriyayey waxaan ogaaday in buuggani ka ballaadhan yahay inta xarfihiisu