We Will Be Back Soon!

Baqayo Rogad

Baqayo Rogad

Author :Cabdirahman Yuusuf Cartan

Category :Sheeko

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 134pages

Summary

Curinta riwaayaduhu waxay leeyihiin qawaaniin u gaar ah oo ay ka mid yihiin in riwaayaddu furfurayso is-qabadyo shakhsiyadaha u dhexeeya. Riwaayaddu waa inay u qoran tahay hannaan doodeed ama hadal isdhaafsi (dialogue/xiwaar), inay ka kooban tahay dhacdooyin is dabayaal (chain of events). In riwaayaddu ku bilaabanto gogoldhig (exposition) tibaaxaya sida isqabadku u unkamayo iyo nooca isqabadka (nature and magnitude of the conflicts). Gogoldhigga (exposition), riwaayadda waxa si tartiib ah loogu bandhigayaa shakhsiyadaha haldoorka iyo aragtiyahooda ku wajahan isqabadka udub dhexaadka ah (main conflict). Buuggani wuxuu isku dayayaa in uu si cilmiyeysan uga sheekooyo habka curinta iyo hab-dhismeedka riwaayadaha

You May Also Like

We will relaunch our website in