We Will Be Back Soon!

Madhaafaan-Diiwaanka Maansada

Madhaafaan-Diiwaanka Maansada

Author :Cismaan Cali Talyaani

Category :Suugaan

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 195pages

Summary

Buugga madhaafaan waa buug aan dhaafin suugaantil abwaan ka intii laga gaadhey, sidoo kale waa dhigane aan dhaafin dhammaan xuruufta afsoomaaliga ah shaqal iyo shibbanaba, sidoo kale waxa ku dhan iyana ilaa labaatan badood oo kamida badaha laga maansoodo oo. Waa buug runtii dhaxal reeb u ah sooyaalka iyo suugaanta soomaaliyeed ee suququlka ku sii jirta adeegsigeeda iyo barashadeeduba, waa dhigane u iftiimin doona waxbadan barbaarta soo kacaysa, sidoo kale waxaa uu hage iyo tuse u noqonayaa barayaasha suka soomaligaa suugaa wagau af, tao agua warramaysa tagdati iyo sooyaalkii ummadda, joogta iyo oddoroska timaadada oo iskugu jira tilmaan iyo toosin, hogo-tusaale iyo dhiirgalin, waa buug ay dhalintu ka baran karaan suugaan la xidhiidha arrimaha haasaawaha iyo arrimaha jacaylka tan iyo tii horaba. Waa buug soo gudbinayana hodanimada suugaanta iyo dhaxalka ummadda soomaaliyeed. Waa dhigane laga dheehan karo ma'baadiidii iyo aragtidi abwaanka ee ku aaddan dhismaha nolosha aasasiga iyo seeska looga baahanyahay qofkasta oo dulsaaran dunida

You May Also Like

We will relaunch our website in