We Will Be Back Soon!

Koore Dadab

Koore Dadab

Author :Axmed Maxamed Cabdi-Kulumbo

Category :Sheeko

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 271pages

Summary

KOORA-DADAB was sheeko run ah oo dhacday badhtamihil qarnigi ka horreeyay Daraawlishta dhammaan dadka ku xusani waa dad jirey oo la yaqaanno baga iyo tafilrtoodliba Waxay sheekadu ka kooban tahay guud ahaan laha qaybood oo waaweyn, tan hore oo ah colaad dhexmartay laba beelood oo ood yo abwadaag ahaa. Tan la- baadna waa jacayl dhex maray dhalliyaro labadaas beelood ka mid ahayd Sheekadani waxay xanbaarsan tahay muxur ​​aad u ballaadhan oo ah taariikh dhab ah. aagaan aad u wacan, haddiha yo dhaqankii soomaaliyee oo dhan walba ah. Waxaad ka heli doonta Dhacdooyin yaab leh oo xaqliqo sh lehna faalidooyin Badan Sidoo kale waxaad ka beli doontas lodaneeyo gabay. Boqollaal maahmaahood, heeso noocyo kala duwan ah, habidhaalayaal badanum, sarbeebo iyo murti aan la 800 koobi Karin

You May Also Like

We will relaunch our website in