Waxa uu buuggani si waafi ah inoo tusayaa dhinac ka mid ah loollanka u dhexeeya Falastiiniyiinta iyo Israa'iil. Waa dagaalka sirdoonka iyo amniga oo aanay dad badani kaba warqabin jiritaankiisa iyo in Falastiniylintu ay marar badan sirdoonka ka gaadhaan guulo lama filaan ah...