Waa sheeko hal-abuurnimo, farshazannimo qoraal iyo aqoonta dhabta ah ee bulshada Soomaaliyeed ka turjumaysa. Waa dhif lyo naadir in la arko goraa sidan uru talax-tagay dhaqanka suuban ee ummaddeena. waxay igu kalifey in aan dhammaysto iyada oo aan tiro ba saddex jeer akhriyay, aniga oo sawiraya deegaanka sheekadan laga ciriyay ee Miyiga ah iyo sida uu Qoraagu ugu xaragoodey sheekadan ugu na muujiyay Aqoonta durugsan ee uu dhaqanka u leeyahay. Waan hambalyaynayaa una han-weynahay in uu qori doono buug kale oo ka turjunta dhagannada sii dabar go'aya ee aanay jillasha wakhtigani waxba ka sawiran karin. Allah ha kuu barakeeyo maanka iyo Gacmaha barakaysan ee aad ku qortay