Buuggan waxa aan ugu talagalay in uu noqdo mid dib-u-dhisa naf kasta oo lunsanayd, tii toosnaydna uu sii dhiirrigeliyo oo waxa uu u tilmaamayaa dariiqa u fududaynaya in uu si fudud u gaadho halka uu doonayo. Sidaasi darteed, waxa aan ugu talagalay in ay ka faa'iideystan dhammaan dadka doonaya in ay naftooda meel sare gaadhsiiyaan, meel aan cid kale gaadhin