We Will Be Back Soon!

Badbaadada Qoyska

Badbaadada Qoyska

Author :Eng Cabdirisaaq Cali Black

Category :Qoyska

Desc :Somali General Reading

$ 6.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 248pages

Summary

Buuggani waxa uu kuu iftiiminayaa: Waxyaabaha sababta u noqon kara qoys dhisan oo duma ama burbura. Sababaha keena isku dhaca lammaanaha is qaba oo ah labada tiir ee qoysku ku taagan yahay. Sida looga abuuri karo qoyska dhexdiisa farxad joogta ah. Sida looga hortegi karo ama looga gaashaaman karo shilalka ka dhaca gudaha iyo dibadda guriga. Dhibaatooyinka qofeed, qoyseed iyo ummadeed ee balwadaha xunxun. Sida xil la isaga saari karo badbaadada dhallaanka iyo nabadgelyadooda. Sida loo wanaajiyo akhlaaqda qofka, qoyska iyo mujtamaca. Ka hor tegidda khataraha carruurta soo waajihi kara gudaha iyo dibadda guriga. Sida loo sameeyo gargaarka deg-degga ah. 160 waddo oo aad sacaado iyo farxad ka heli kartid haddii aad diyaar u tahay Waxyaabo kale oo faa'iido u leh nolol maalmeedka qofka iyo qoyska

You May Also Like

We will relaunch our website in