We Will Be Back Soon!

Danjire Qaybe

Danjire Qaybe

Author :Boobe Yousuf Ducaale

Category :Taariikh Nololeed

Desc :Somali General Reading

$ 10.00

Instock

Details

Language ‏ : ‎ Somali, Softcover ‏ : ‎ 193pages

Summary

Axmed Maxamed Aadan oo loo yagaanno Qaybe 1930kli ayuu ku dhashay "Royal Naval Station, oo ku taallay Xaafadda Khoor-maksar, Cadan, oo ahayd xeradi aabbihil ka shaqayn Jiray, halkaas oo uu Quraanka ka bilaabay. Hooyadi waxy ahayd Kasha Warsame Baro-bye. Wuxu ku barbaaray magaalada Cadan oo uta clintisi hoose, dhexe lyo sareba ku qaatay. Aabbihil ayaa muddo ka dib u soo wa reegay Somaliland oo miyl degay. Qaybe wuxu ku hadhay walaalkil Call Maxamed Aadan oo ahaa Gaashaanle clidammadis Ingiriska ka tirsanaa Markii walaalkli dhintay wuxu u wareegay Cadan-weyn (Crater). Waxaan la noola oo Dugsiga ku daray oday taajir ahaa oo magicilsu ahaa Warsame Shooke lyo qoysklisa co ay walaalkay Call Maxamed Aadan Isku wanaagsanaayeen, waxaanu ku bilray Dugsigil Hoose-dhexe ee Saint Joseph's Boys School'. Danjire Qaybe Intl uu Cadan joogay wuxu soo bartay Teebka lyo fartil loo yagaan nay Short hand-ka. Hargeysa ayuu u soo wareegay isaga co ka hawl-galay Xaf- Iski DC-ga, 1956kina wuxu noqday Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera, halkaas oo uu uga gudbay magaalada London isaga oo helay deeq waxbarasho. Wuxu ku bliray Jaamacadda Edinburgh, qaybteeda maamulka dawladaha hoose laga barto. Markli uu soo noqday wuxu la wareegay shaqadil Xoghayaha Golihil Shacabka ee Somaliland Isaga oo ista markaana Xoghaye u noqday Guddidi Dallacaadda lyo Wax-barashada Dibadda (Promotion and Training Board). Jeentwert, 1960, ayuu London ku noqday si uu Xeer-hoosaadka Baarlamaanka Ingriska (Parliamentary Procdure) u soo barto. 1960klas 1985ki wuxu Soomaaliya Safir uga ahaa: Moscow co laba jeer ahayd London, New York iyo Washington. Ilaa 1990kil wuxu ahaa Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaraddii Arrimaha Dibadda markaa ka dib ayaa loo magacaabay wasi- irka Arrimaha Dibadda. Waayo-argnimadaa hodanka ah ayaa ku duugan Bug- gan hortlinna yaalla

You May Also Like

We will relaunch our website in