We Will Be Back Soon!

Halxidhaalaha Geerida

Halxidhaalaha Geerida

Author :Turjumaadii: Cabdifataax Ashraf

Category :Somali

Desc :

$ 8.00

Instock

Details

Dr Musdafa Kamaal Maxamuud Xuseen: Waxa uu ahaa dhakhtar, faylasuuf, wariye iyo qoraa reer Masar ah. Waxa uu noolaa inta u dhexaysay 1921dii ilaa 2009kii, faylasuufka waxa uu qoray siddeetan iyo sagaal buug oo ku saabsan waxyaabo kala duwan sida: diin, fal- safad, siyaasad, saynis, aqoon bulsho, riwaayado iyo she- kooyin. Dhakhtarka ilaa yaraantiisii waxa uu la noolaa legdan gudeed joogto ah oo ku aaddan rumaysadka ama ca- qiiddada, waxa uu soo maray rumaysadyo kala duwan oo Alle-koodnimo ama Ilxaad ka soo bilaabmaya, Hinduusi- yada iyo diimo kale ilaa uu ugu dambayn ku qancay diinta Islaamka, ogaadayna in ay tahay midda saxda ee ka timid xagga Eebbaha koonkan uumay. Dr Musdafa ma ahayn qof marba meel ku booda oo marba diin iska caashaqa, balse waxa uu ahaa ruux fekera oo wax baara, natijada u soo baxdana ku dhaqaaqa. Intaas kadib Dr Musdafa Maxamuud waxa uu dhexda u xidhay soo bandhigidda caddaymaha sax nimada diinta Islaamka, waxa uuna caan ku ahaa barnaami- sh telefeeshanka laga sii dayn jiray oo magaciisu ahaa " Sa- yniska iyo Iimaanka", barnaamishka waxa uu ku soo bandhigayay sida ay aqoontu dadka ugu hagto rumaynta Eebbe.

You May Also Like

We will relaunch our website in